DAAWO: Madax-dhaqameedka Beesha Sallaxley Oo Ka Gilgishay Aflagaado Qaawan Oo Wasiir Cali Mareexaan Ku Duray Suldaanka Guud Ee Somaliland, Xaal Golle-joog Ah-na Ka Dalbatey Beesha Bariga

Burco (Salaanmedia.com)-Madax-dhaqameedka beesha degta koonfurta magaalada
Hargeysa iyo magaalada Salaxlay ayaa waxaa ay si adag uga gil gisheen hadalo
dhawaan ka soo yeedhay wasiir Cal Mareexaan taas oo uu ku suldaanka guud ee
Somaliland . Beesha Deeganka Salaxlay ka soo jeeda ayaa waxaa ay xaal gole ujoog ah ka
codsadey beesha uu wasiir Cali Mareexan ka soo jeedo ee bariga magaalada BurcoÂ