DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Ballanqaadyo Nayaayir Ku Abuuray U Sameeyay Beelaha Gabooye

Hargaysa.(Salaanmedia.com)- Musharax  Xisbiga Mucaaridka ah ee jagada Madaxweyne Mud.
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa balanqaadyo nayaayir ku
abuuray beelaha gabooye u sameeyay. Sidaana wuxuu ka sheegay munaasibad
ballaadhan oo ay tageeradooda ku mideeyeen uguna hibeeyeen xisbiga WADDANI.

Hoos ka DAAWO.

https://youtube.com/watch?v=aW4xSaJhXgQ&ebc=ANyPxKpxQ1nfglruj3mDevzLh5dOXDqxkf-dpY3hm6M3_ez0qQXUNySnlY86RzSUH8h8Hvd6Z6AnUzZeye6riPIYNRp2K_5u3g