DAAWO: Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Cad U Dafiray In La Iibiyay Iskuulka Rice  Oo Maanta Dhismiyaal Laga Dhisayay Dadweyne Cadhaysni Gacmahooda Wax Kaga Qabteen. 

Hargeysa (Salaanmedia.com)  Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta Cali Xasan
Maxamed (Cali Mareexaan) oo leh mas’uuliyda dhulka danta guud ayaa si cad u
dafiray iibka wajahadii dhulka Iskuulka Sheekh  Cali Cismaan Ex Rice, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa