DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Digniin Culus U Diray Murrashaxiinta Madaxweynaha Ee Xisbiyadda KULMIYE Iyo WADDANI

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa digniin culus u diray murrashaxiinta Madaxweyaha ee xisbiyadda KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro),

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa