DAAWO: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee UCID Iyo WADDANI Ku Ammaanay Hawlaha Samafalka Ah Ee Ay U Badaleen Ololihoodii Doorashada

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Wasiirka gaashaandhiga Somaliland ayaa xisbiyada mucaaradka ah ku amaanay qaabka ay u badaleen ololohoodii doorashada,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa