DAAWO: Xisbiga WADDANI oo Deeq Xoolo ah Gaadhsiiyey Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Burco

Burco (Salaanmedia.com)_ Saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI, ayaa maanta deeq adhi ah gaadhsiisay Cisbitaalka weyn ee magaalada Burco oo ay ugu tallo-galeen qeybtiisa dhimirka ah,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa