DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Wareegtadii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Xarimay Isticmaalka Hantida Dawladda, Warbaahinta Qarankana Ku Amray Inay Si Siman Ugu Addeegaan Xisbiyada Qaran

Hargeysa (Salaanmedia.com)-Kaaliyaha warbaahinta ee Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga
mucaaridka ah ee WADDANI Muniir Axmed Cigaal ayaa ka hadlay wareegtadii
saddexnayd ee uu soo saaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed
Maxamuud (Siilaany) waxaanu farriin u diray wasiirka wasaaradda warfaafinta,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa