DAAWO: Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Dagmooyinka Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Boobka Wasiir Cali Mareexaan.02.10.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka Xisbiga UCID
ayaa ka hadlay dhul boob uu sheegay inuu Dalka ka wado Wasiirka Hawlaha Guud
Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)

Hoos ka DAAWO.