DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Xeerka Isgaadhsiinta Ee Uu Shalay Saxeexay Madaxwaynaha Soomaaliya

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay xeer ku saabsan isgaadhsiinta oo uu shalay saxeexay madaxwaynaha Somaliya,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa