[Deg Deg ]:- Eng Cali Xoor Xoor Iyo Agaasimaha Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo La Filaayo In Ay Ku Biiraan Xisbiga Waddani +[ Muuqaal ]

Berbera(Salaanmedia.com)- Eng Cali Xoor Xoor maareeyihii hore ee dekada Magaalada Berbera iyo agaasimaha wasaarada
 Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa la filayaa in ay dhawaan ku biiraan isla markaana ay ka sacabo tuntaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani . Siyaasi Cabdale Maxamed Carab Cabdale Sandheere maayarkii hore ee Berbera oo dhawaan ku biiray xisbiga Waddani ayaa olalahii abid ugu adkaa ka bilaabey gobalka Saaxil kaas oo aan ilaa hada aaney jirin cid u babac dhigi karta Waxaana la sheegaya in siyaasiyiintan magaca weyn uu soo xero galiyey Siyaasi Cabdale Sandheere . 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan