Dhalinyarada , Aqoonyahanka Iyo Ciyaartoygii Gobalka Hawd Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga Waddani , Eedo Kululna Ku Hurgufay Kulmiye +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Dhalinyarada , aqoonyahanka iyo ciyaartoyga Xaafada Axmed Dhagax iyo gobalka
Hawd ayaa waxaa ay sheegeen in ay taageero hiil iyo hooba ah ay la bar bar taagan yahiin xisbiga mucaaridka
ah ee Waddani Dhalinyaradan ayaa waxaa ay sheegen in danta Somaliland iyo mustaqbalkooduba uu ku jiro xisbiga Waddani iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo madaxweyne noqda isla markaana waxaa ay dhaliilo ku hurgufeen xisbiga Kulmiye 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=zCQJhhK8SI8