Dhalinyarada Reer Gabilay Oo Wacad Ku Maray In Aaney Cod Siin Doonis Muuse Biixi, Soona Bandhigay Heerka Qabyaladeed Ee Muuse +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah dhalinyarada gobalka Gabilay ayaa waxaa ay wacad u mareen in aaney
wax cod ah siinin doonin Musharax Muuse Biixi oo ay ku sifeeyen masuul ku caan baxay qabyaalad iyo kala qoqob
Dhalinyaradani ayaa waxaa ay sidoo kale soo bandhigeen heerka uu gaadhsiisan yahay Qabyaalada Muuse Biixi iyaga oo kafishay in talada Kulmiye ee gobalka Gabilay loo dabo fadhiisto wiil ay walaalo yahiin Muuse Biixi oo laba walaal ahi kala dhaleen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0H_HEWGkURA