Dhaq-dhaqaaq Xoogan Oo Laga Dareemayo Gudaha Dekeda Magaalada Berbera+Maraakiib Iyo Doonyo Raran Oo Kusoo Xidhay Iyo Maamulka Dekeda Oo Faah-faahin Ka Bixiyay 

Berbera( Salaanmedia.com)-Oct.7,2017-Waxa maalmihii u danbeeyey laga dareemayaa gudaha dekeda magaalada
Berbera dhaq-dhaqaaq xoogan,waxaana dekeda kusoo xidhay maraakiib iyo doonyo raran,waxaana faahfaahin
ka bixiyay maamulka dekeda magaalada Berbera. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka