Guddida Anshaxa Ee Kominshanka Doorashooyinka Oo Iminka Soo Saaray Warqad Luuqad Adag Ku Qoran Oo Ku Socota Xisbiga Kulmye yo Gudoomiyaha Haaya’ada Shaqaalaha

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somalland ayaa waxaa goor
dhaweyd soo saareeen warqad luuqad adag ku qoran taas oo ku socota xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye iyo gudoomiyaha Haaya’ada shaqaalaha .

IMG_5EA7A7-FF6B91-CB66AC-8FDC8A-5BA405-A747F9

Guddida anshaxa ayaa waxaa ay gudoomiyaha Haaya’ada shaqaalaha Somaliland ka codsadeen in uu talaabo ka qaado Cabdikariim Xinif agaasimaha maamulka iyo lacagta ee kominshanka Aids-ka oo lagu daray guddida soo xulaysa murqabinta , taas oo ay kominshanku sheegeen in ay jabinayso digreetadii madaxweyne Siilayo soo Saaray ee aheyd in aaney shaqalaaha dawladu ka qeyb qaadan olalaha xisbiyada
Halkan Hoose Ka Warsaxafadeedka

22228521_507274416285904_7432862156568615859_n

22222048_507274412952571_8150436437326275671_n