Guddida Doorashooyinka Oo Hadda Shaaciyay Tirada Rasmiga Ah Ee Dadka Codaynaya Doorashada Madaxtooyadda 

Hargeysa (Salaanmedia.com)-Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa
shaaciyay tirada dadka qaatay kaadhka codaynta doorashada Madaxweynaha
Somaliland ee sharci ahaan codeynaya doorashada.

tmp_15552-BREAKINGNEWS1433859319

Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay inay doorashada
Madaxweynaha Somaliland codeynayaan 704,089 oo qof oo ay qaateen kaadhkii
codaynta
Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa sidoo kale shaaciyay tiradda
dadka is diwaan-galiyay ee aan qaatan kaadhka codaynta ay ku sheegeen 169,242
oo qof. Goor kala soco shabakadda wararka ee Somalilandtoday warkan oo
faah-faahsan