Hanti Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Fariin U Diray Madaxda Xukumada Ee Caadeysatay Boobka Hantida Ummadda +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hanti dhawraha qaranka Somaliland Md Siciid Saleeban Mire ayaa waxaa

uu fariin culus oo dignn ah u diray madaxda xukuumada kuwaa soo uu uga digay in ay sifo sharci daro ah u isticmaalan hantida qaranka xiligan lagu jiro kala guurka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan