Ismaciil Yare Oo Fagaare Ka Shaaciyey Xil Uu Cabdiraxmaan Ciro U Magacaabo Doono Muj Muuse Biixi + [Muuqaal ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Ismaciil Yare oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa
waxaa uu fagaare ka sheegay in uu Musharax Cabdiraxmaan Ciro u magacaabi doono Muj Muuse Biixi hadii uu talada dalka ku guuleysto

Ismaciil Yare ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Ciro uu Muuse Biixi u magacaabi doono Generaal Ciidan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=zGTKnE6vTcg