Mudaharaad Ballaadhan Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa Iyo Dad Ka Gadoodsan Dhulboobka Xukuumaddu Ku Iibisay Iskuulkii Sh/ Cali Cismaan (Ex Rice) Oo Gacmahooda Wax Kaga Qabtay +SAWIRRO

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Mudaharaad Ballaadhan oo lagaga soo horjeedo iibka wajahadii dhulka Iskuulka Sh/ Cali Cismaan Ex Rice ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargaysa.

IMG_1809

IMG_1810

IMG_1811

IMG_1812

IMG_1813

Dadweynaha rer Hargaysa ayaa ka gadooday dhulboobka Xukuumaddu wado bilihii ugu danbeeyay Xukunkeeda, waxaanay dadweynahu gacmahooda ula tageen dadkii laga iibiyay dhulka Iskoolka, kuwaas oo isku dayay inay dhistaan.
Ilaa duhurkii ayuu socday Mudaharaadku waxaanay dasweynihii kala dareereen markii ay cagta mariyeen dhismayaashii lays laha ka dhisa dhulka la iibiyay.