Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Mas’uuliyiin Cusub Magacaabay..Salaasa 03.10.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah

Guddoomiye-Cirro1-150x150

Gudoomiyaha ayaa xilal u kala magacaabey
1. Fatxi Cabdi Xuseen (Baydan) wuxu u magacaabay Hoggaanka Waxbarashada Garabka Dhallinyarada Heer-qaran
2. Khadar Cali Xaashi wuxu u magacaabay Hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.
3. Deeq Axmed Yuusuf wuxu u magacaabay Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

22195997_505654046447941_2281466851571323519_n