Daawo Muqaal:Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Goob Fagaare Ah Ku Karbaashey Maayar Solteco..05.10.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa
waxaa uu maanta goob fagaare ah dhulka ku jiid jiiday maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco Musharax Ciro ayaa sheegay in Maayarka Hargeysa uu cashuurtii uu ka ururiyey dadka danyarta ah ugu olaleeyo xisbiga Kulmiye iyo musharax Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=L3hoffjXLiM

Salaanmedia/Hargaysa