Reer Berbera Oo Maanta Cadeeyey In Ay Isbedel Doon Yahiin , Sameeyey-na Dhoolatsukii Ugu Weynaa + Musharax Ciro Oo Kala Qeyb Galay + [ Sawiro ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Taagerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera ayaa waxaa ay maanta sameeyeen
isku soo baxi ugu weynaa ee ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Isku Soo baxan oo u muuqdey mid dhoolatus ah waxaa kala qeyb galay musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro iyo wafti uu hogaminaayey oo ka koobnaa masuulyiinta xisbiga
Shacabka magaalada Berbera ayaa waxaa ay sidoo kale banaan baxoodani cadeeynaayey in ay yahiin shacabi isbedel doon ah una jeelan isbedel tolmoon oo dalkan ka dhaca xisbiga Waddani na hogaaminaayo

23031343_1237247133047608_4881716562963602454_n

22853400_1237241443048177_1651689136953490973_n

22814290_1237240299714958_5765128527510337419_n

22852960_1237240723048249_3059787704003245158_n

22885990_1237239259715062_2363531241186885442_n

22789191_1237241213048200_7845530848479948274_n

22789191_1237241213048200_7845530848479948274_n

22814495_1237241369714851_7637269572416118031_n

22886214_1237241389714849_7795035705799036593_n

22815577_1237241493048172_8104533805109955351_n

22814113_1237239406381714_1962143364727331896_n

22815577_1237241493048172_8104533805109955351_n

22814396_1237239446381710_5911380056136566388_n

22852229_1237246829714305_8799516265962833161_n

22852229_1237246829714305_8799516265962833161_n
22894255_1237246199714368_3142690442284095267_n

22814283_1237246699714318_9188259222497122352_n