Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

MADAXWEYNE SIILAANYO SNM WAXAA BADALAY CABDIRAHMAAN AHMED CALI OO DALKA XOOREEYAY MANTANA WAXAA SIIILAANYO BADALAYA CABDIRAHMAN MOHMAED ABDULAHI OO KEENI DOONA CITIRAFKA SOMALILAND.

IMG_7804XILIGI HALGANKI SNM MUDO Dheer AHMED SIILAANYO HOGANKA URURKA SNM U GUDOMIYE KA AHA WAAY SURTO GALI WAYDAY IN DALKU XOOROWO. KADIB MUDODA DHEER WAXAA HOGANKI URUURKA SNM LAGU WAREJIYAY OO GUDOMIYE KA NOQDAY SNM CABDIRAHMAN AHMED ALI ALLE HA U NAXARISTO. ABDIRAHMAN AHMED ALI DADWEYNIHI WAXAA KACDAY SHUCUURTODI IYO QIIRO AAD U BADAN SIDII DALKA LOO XOOREYN LAHAA WAXAA ILAHAY U SURO GALIYAAY IN U DALAKA JAMURIYADA SOMALILAND QAABTO OO U XOOREEYO. MAXADWEYNA KA NOQDO. MANTA WAXAA MUQATA OO AAD ARGATA TII MID LA MIDA. WAAYO AHMED SIILAANYO AYAA MANTA SOMALILAND KA MADAXWEYNA WAXANA TARTAMAY SADEX MUSHARAH. OO U KU JIRO CABDIRAHMAN MOHAMED CABDILAHI CIRO. DADKUNA AAD AYAAY SHUCUURTODU U KACSANTAHAY  MARKA SIILAANYO WAX U KU WAREJINAYA DALAK CABDIRAHMAN MOHAMED CABDILAHI CIRO. CABDIRAHMAN CIRONA WAXA U SIDA OO U SURTO GALIN DOONA CITIRAFKA SOMALILAND. INSHALLAH HADI ILAHAY LA QABTO. MARKA SIINLAYO SNM WUXU KU WAREJIYAY. CABDIRAHMAN TUUR. MANTAN SIILAANYO WUXUU KU WAREJIN DOONA ABDIRAHMAN CIRO.