Wasiir Cali Mareexaan Waxuu Dalka Ka Wado Loo Dul Qaadan Kari Maayo Ee Madaxweyne Xilka Ka Qaad ..” Suldaanka Guud Ee Somaliland +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)-  Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan
Cabdiqaadir ayaa waxaa uu sheegay in ay tahay arin aan loo dul qaadan Karin boob qaawan oo uu sheegay in
wasiirka Hawlaha Guud Md Cali Mareexaan ku hayo dhulkii danta guud Suldaanka ayaa waxaa uu si gaar ah uga Hadley xabaal ku taala dhulka raasiga ee dekada Berbera taas oo la iibiyey Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu suldaanku ugu baaqay in uu xilka ka qaado wasiirkaas uu sheegay in uu boobka qaawan wado 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=HveDu5MgvM0&ebc=ANyPxKqoN7jHmFLVtMXiEJTw0Msc8AsGmPNYdfi4r1Qn7PdV4sjbCiaUXUKv7IGOl_vy2bN45uBpWN-Lx7_ZZnkxdyPdrQ2b1Q