Wasiirkii Diiday Baan Ahaa Dekada Iyo Madaarka Berbera Ee La Wareejiyey ..” Maxamed Biixi +[ Muuqaal ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland oo
maanta khudbad u jeediyey taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Berbera waxaa uu sheegay in uu ahaa wasiirkii diiday Dekada iyo madaarka Berbera ee ay xukuumadu wareejisay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=jZFw37Lt5dE