Xafiiskii Ugu Weynaa Ee Xisbiga KULMIYE Ku Lahaa Degmada 26-Ka June Oo Xisbiga WADDANI La Wareegay +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta la wareegay

xafiiskii ugu weynaa ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ku lahaa degamada 26 Junne ee magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=aYV-Rq3abBA