Xisbiga Waddani Oo Si Kulul U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Kulmiye Warbaahinta La Soo Hor Fadhiistey +[ Muuqaal]

Hargaysa ( Salaanmedia.com)-  Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul u beeniyey warar ay
sheegen in ay been abuur yahiin kaas oo xisbiga Kulmiye maanta warbaahinta la soo hor fadhiistey Warkan Been Abuurka ku tilmaamay xisbiga Waddani ayaa ah xisbiga Kulmiye oo sheegay in xisbiga Waddani
Kominshanka doorashooyinka ka codsadey in ardeyda dhigta Jaamacada Gabilay aan lagu darin shaqaalaha ka shaqeyn doona maalinta doorashada Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo warbaahinta la Hadley waxaa uu eedeymahaasi ku tilmaamay qaar aaney waxba ka jirin isla markaana ujeedka Kulmiye ka leeyahay ay tahay sidii Waddani iyo Gabilay xasarad u kala dhex dhigi lahaa 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=-PZ5LSWpbbg