Yaa Idinku Yidhi Muuse Biixi Ayaa Guuleysanaya..” Faysal Cali Waraabe Oo Karbaashey Muuse Iyo Saylici +[ Muuqaal ]

Hargaysa(Salaanmedia.com)  Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa
uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye iyo ku xigeenkiisa Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici Faysal ayaa sheegay in Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye ay jabiyeen digreetadii uu dhawaan madaxweyne Siilanyo soo saaray ee sheegayaayey in shaqaalaha dawladu aaney u olaleen xisbiyada Sidoo kale Faysal ayaa eedo u jeediyey Musharax Cabdiraxmaan Ciro . 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Rg-RUMBMxPE&ebc=ANyPxKo7lnOk505YLfZ4d87B0uucX95rB-RcxgXYqB5nWJFECZX0Q7IVtug3ibOR6lmE9uKiJ1LGBQA1DfMJVF1jk7BhRyUE3w