Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Dad Iibsadey Kaadhadhkii Cod Bixinta Iyo Tirada Dadka Loo Xidhay +[ Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidamada Booliska Somaliland oo maanta warbaainta la Hadley waxaa ay
soo bandhigeen 65 kaadh oo kuwa cod bixinta ah kuwaas oo dadkii ku codeyn lahaa laga iibsadey

Booliska ayaa sheegay in ay arintaasi u soo qabqabteen saddex qof oo dumar ah kuwaas oo uu kadhaadhkooda ka iibsanaayey dadka ku nool xaafada Daami ee magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan