Colaadii Ka Taagnayd Degmada Ceel-afwayn Oo Lasoo Afjaray Iyo Magtii Dadkii Ku Geeriyooday Colaadaas Oo Labadii Beelood Kala Qaateen

Ceel afweyn (Salaanmedia.com)_ Waxa si rasmi ah loo soo afjaray colaadii mudada dheer ka taagnayd degmada Ceel-afwayne ee gobolka Sanaag una dhaxaysay labada beelood ee walaalaha ah,waxaana si rasmi ah labadaasi beelood loog kala wareejiyey magaha raggii ku geeriyooday shaqaaqadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtube.com/watch?v=98gHNPNGTaI