DAAWO: Wasaaradda Waxbarashada Oo Ku Dhawaaqday Inay Fasaxday Dhammaan Goobaha Waxbarashi ee Dalka, Doorashada Awgeed.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday inay gabi ahaanba ay fasaxda dhamaan waxbarashadii dalka Dugsiyo iyo jaamacadihiiba

Halkan Ka Daawo