DAAWO: Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Oo Gaadhay Magaalada Burco, Tobabar-na U Furay Shaqaalaha Doorashada Madaxtooyadda

Burco (Salaanmedia.com)_ Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa gaadhay magaalada Burco,waxaana ay tobabar u fureen shaqaalaha ka shaqayn doona doorashada madaxtooyada Somaliland.

Halkqn Ka Daawo