Deg Deg ]:- Mid Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilanyo Oo Iminka Iscasilay +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii Shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi
Obsiiye ayaa waxaa uu si rasmi ah goor dhaweyd u shaaciyey in uu guud ahaanba iska casilay xukuumada madaxweyne Siilanyo iyo xisbiga Kulmiye oo uu ka mid ahaaba

Sidoo kale wasiirku ilaa hada muushaacin xisbi uu ku biiri doono , waxaana uu wasirkani uu ka soo jeeda deeganka Gobalka Awdal gaar ahaan magaalada Dila waxaana ay isku reer yahiin musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Amb Maxamed Cali