Dib u Xasuuso. Dahir riyaale wuxuu Ahmed Siilaanyo ku Wareejiyay dal nabada iyo dad Midaysan su’aashu waxaay tahay Madaxweyne Siilaanyo tolow muxuu dalka kaga tagin

IMG_7804 Dahir riyaale wakhtigisi dalku nabad ayuu aha may jirin colad iyo dagal tona dadku nabad ayuu ku Noola qabyaldi may jirin hanti boob mu jirin kooxo mucaridi oo hubaysan may jirin oo magacyo la baxa hatidi qarank oo la ibiya may jirin dawladi riyaale xaqu qalin may aqoonin sixir barar mu jirin dad rayida oo rasaas lala dhaca may jirin. dahir wuxu ka tagay dal nabada iyo dad mida                       2010 marku madaxweyne ahmed Mohamed Siilaanyo xukunka qabsaday markiba waxa bilabmay dagal ka dhacay bariga dalka waxa kalo bilabmay kooxo hubaysan oo ka so hor jeeda somaliland waxa doorshadi golaha deganka oo dhibto ka dhacaday. Qabyalad mahsan sixir barar mahsan dhul boob bahsan hatidi qaranka oo la xarasho oo xaqu qalin lagu badasho dadka rayidak oo la rasaaseyo sharcigi oo la burnuuriyo dadki oo xaq daro lagu xidhxidho cadaladi oo lagu tuunto eex bahsan boob iyo dhac dalki la boobayo iyo dulmiyo kalo badan intas oo arimood ayuu madaxweyne Siilaanyo kaga tagaya dalka iminkana muuse bixii ayuu u so cumamaday si u muuse isu kaboraciyo inta hadhay oo u aaso waay maxadweyne siilaanyo qudbadisi u danbaysay wuxu u idhi muuse bixii Ayaan dalka kaga tagaya si u soo dhamays tiro.??? Sharaxada dadka Ayaan uga tagaya. Waa bilahi tawafiq. Muse Diriye