EARLY DEMENTIA . DAMIIRKU MARKU KU DHINTO DULMIIGAAD DIIDAYSAY AYAAD ADIGU DIB UGU DOODA

Islamnimo maha oo dhaqan diineed maha Iyo mid Muslim Tona anshaxa iyo qofnimada tona kuma jirto xita diinta galada iyo dhaqankooda waay ka baxsantahay in ay fagarayasha la so istagan marba hadal kala geedisan. in ay beensheegan nimanki shalay madaxweyne ahmed siilaanyo. iyo kulmiye dulimiga iyo eexda qabyalada ku cayayay EE meel walba la tagna microphoneka iyo shirjaridka EE waxaay doonaan ku hadlayay hadna manta in ay wax kale ino sheegan oo idhahdan shalay aynu walneyn oo manta aynu miyir qabna wax la qadan karo ma aha waxan bulshada Somaliland iyo adunkaba uga digayaa in nimanka iyo wiixi la midba la iska ilaaliyo waayo waxay shalay dadka ka dhadhicinayeen ayaay mantana amaanayan oo ay leyihin manta wa sax. Damirka ayaa dhintay qofkuna hadi u damirku dhinto waxba kama xiishoodo waxba ma xeeriyo wax ku dhaca iloowshiiyo (dementia) bulshada somaliland waxaan leyahay hadan layska qaban dadka noocasa dalku meel gadhimayo waayo waa niman calooshoda u shaqaystayala oo an cidna u danaynayn dallka iyo dadkana dan ka lahayn was in ay bulshadu meel uga so Wada jesata ayadan loo eegeyn cid iyo qabiil tona waayo cidna wax tarimayan dalkana wax ku so kordhinmayan in aay shiilkinka ka uruursadan moye bulshoow iska jira. By Muse Diriye IMG_0037