OLOLIHII XISBIGA KULMIYE EE MAANTA MAGAALADA BURCO OO HAWADA KA BAXAY IYO XAFIISKII KULMIYE OO ALBAABADU U LAABWN YIHIIN

Burco (Salaanmedia.com)_ Xisbi Xaakimka Kulmiye Ayaa maanta u lahaa Ololaha kaanbaynka isla markaana Ahaa maalintiisii. Shanaad ee ololaynta Xisbiga kulmiye Ayaan maanta Ka soo xaadirin Khayriyada. Magaalada Burco.
received_10214380827214729

Ololaha Maanta Ee xisbiga kulmiye ayaa dadweynaha magaalada ku nooki ay is waydiinayaan su aalaha Maxaa Sababay in uu maanta Ka baaqado Magaalada Burco.

Waxaa Sababay Shacab la aan iyo taageero la aan Aanu Ka helayn magaalada Burco Isla markaana Uu u quus gooyaya. Xisbigii Mucaaradka ahaa ee Wadabi Wacdarihiisii. Maalintii Doraad ahayd Uu ku muujiyay. Cudu diisa Iyo baaxada ay leeyihiin.

Taageerayaashiisu Taas. Oo. Caalamku. La yaabay. Quwada. Weyn. Ee. Uu ku leeyahay xisbiga wadani magaalada. Burco. Waxaana. Ay. Ka xishiodeen. Masuuliyiinta xisviga kulmiye. Inay. Isusoo baxooda maanta. Ay. Ku. Fashilmaan. Maadaama oo aanay. Helu. Karayn taageerayaal. U dhigma. Taageerayaashii. Xisviga. Wadani. Soi ban dhigay. Maalintiisii. Xafiiska. Weyn ee xisbiga kulniye ayaa saaka. Ku arkaayay. Isagoo albaabadu u xidhan yihiin carurru yaryar oo. Sugaysa. Inta albaabka la furaayo. Oo la yaabam waxa saaka. Ku dhacay. Kulniye. Oo xafiiska. Ag. Taag taagan

received_10214380827334732

received_10214380827334732

received_10214380824574663

received_10214380826774718