Xisbiga Waddani Oo Magacaabis Sameeyey..05.11.17

Burco (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu magacaabay saddex
masuul oo kala ah:WADDANI-Logo-150x150
1.Marwo. Yurub Xasan Cali wuxu u magacaabay in ay noqoto Hoggaanka Waxbarashada Garabka Haweenka Heer-qaran ee Xisbiga WADDANI.
2. Marwo. Amaal Cabdiraxmaan Warfaa wuxu u magacaabay in ay noqoto Hoggaanka Maaliyadda Garabka Haweenka Heer-qaran ee Xisbiga WADDANI.
3. Marwo. Nimco Xasan Ismaaciil wuxu u magacaabay in ay noqoto Hoggaanka Xuquuqal-insaanka Garabka Haweenka Heer-qaran ee Xisbiga WADDANI.

IMG_3F3503-DC9381-B47BED-DBE1BC-D662D0-3C3400

23172858_10208362379730852_6326122076118898008_n