Xisbiga Waddani Oo Tageero Mugweyn Ka Hantiyay Degaanada Bariga Burco Ee Togdheer + [Sawiro ]

Burco (Salaanmedia.com)_ Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi
(Cirro) ayaa socdaal la xidhiidha ololaha doorashada wuxuu ku gaalabixiyay qaybo kamid ah degaanada bari ee Gobolka Togdheer, kuwaas oo siweyn looga muuneeyay tageerada WADDANI.
Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha WADDANI ayna xubno ka yihiin, hoggaamiyaha Xisbiga Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan, Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee WADDANI , xoghayayaal iyo masuuliyiin kale ayaa maalintii shalay gaadhay degaanada bari ee Gobolka Togdheer. Magalooyin Beer iyo degaanada laamigu marayo ayay waftigu ka bilabeen socdaalkooda.

23167716_10155825929328535_9183514379807920178_n

23131837_10155825928038535_7155726001810620781_n

23131678_10155825929378535_7500240909709866151_n

23131614_10155825928048535_3748760090826579519_n

23131575_10155825928783535_8080967037924899602_n

23130885_10155825929083535_5744483484942130755_n

23130801_10155825927783535_3713589584832810580_n

23130763_10155825928873535_6149971135147951556_n

23130702_10155825927528535_4477870749331195101_n

23130604_10155825929788535_6749295694910381393_n

23130530_10155825929593535_9185372751702579185_n

23130514_10155825928043535_2621975757936890299_n

23032858_10155825927238535_1323442397068058974_n

23032557_10155825927303535_7023774280307951323_n

23032404_10155825928313535_3040482424168056119_n

23031585_10155825927293535_7157434217761496525_n

23031494_10155825928028535_7807635612624320438_n

23031294_10155825928923535_1682837206480577196_n

22894252_10155825929693535_6067195558575963365_n

22894130_10155825928718535_4531319208193667769_n

22886272_10155825927233535_334751098514357565_n-1

22886215_10155825927773535_6345655977427823813_n

22886127_10155825928383535_2638341044006387255_n

22886101_10155825928168535_8883089742578568157_n

23130591_10155825927513535_6094132874987077046_n

Sidoo kale Waftiga Xisbiga WADDANI ee uu hoggaaminaayo Murashaxa jagada Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi waxa kamid aha goobii ay ololaha ku mareen, degaanada hoosyimada Degmooyinka Qoryaale iyo War-cimraan. Kuwaas oo dhammaantood dadweynihii ku sugnaa si xamaasadi ka muuqato ay u qaabilayeen Murashaxa iyo Waftiga WADDANI.
Xiisaha rabitaan ee isbadal iyo xamaasad xoogan ayaa laga dheehanayay dadweynihii ku sugnaa goob kasta oo uu Murashaxu istaago.
Gudaha Degamada Qoryaale ayaa kamid ahayd meelihii sida layaabka leh looga soo dhaweeyay Waftiga WADDANI. Waxaanay xubnaha waftiga oo uu Murashaxu ku lamaanyahay ay socdaal lug ah ku mareen laamiyada Magaalada Qoryaale.
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI ayaa tageero mugweyn ka kasbaday badi degaanada Gobolka Togdheer.