Xisbiga WADDANI Oo Wacdaro Ka Dhigay Degmada Widh- widh Ee Gobolka Buuhoodle+Muuqaal 

Burco(Salaanmedia.com)  Nov.1,2017-Taageerayaasha xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa maanta wacdaro ka
dhigay degmada Widh-widh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtube.com/watch?v=F8uNYJbz8GQ