Xisbiga Waddani Oo Xil Cusub U Magacaabey Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI waxa uu Wasiirkii hore ee Biyaha Mudane
Baashe Cali Jaamac ku daray Hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI.
Baashe oo taariikhda Somaliland kaga Jira baal-dahab ah ayaa wuxu noqonayaa xubin ka mid ah Hoggaanka sare ee Xisbiga WADDAN

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

IMG_9DEB67-7490B5-98F28E-AFBBBA-99D827-0C9C4B

23032369_10214310701432117_893232117853356640_n

23031177_10214310701152110_986329639010100351_n