Boqolaal Qoys Oo Ah Dadkii Kusoo Hayaamay Degmada Ceel-afwayn Oo La Ildaran Xaaladd Adag Oo Gaajo,Qabow Iyo Caafimaad Daroba Wahel U Ah iyo Nuxurka Fariin Murugo Badan Oo Ay Direen XUkuumadda madaxwayne Muuse Biixi

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqolaal qoys oo ah dadki kasoo barakacay abaarihii riiqda dheeraatay ee dalka soo maray isla markaana kusoo hayaamay degmada CEel-afwayn ayaa wahel la ah xaalad adag oo qalafsan,waxaan aay fariin u direen xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka