Daawo Axmed Muumin Seed Oo Afkiisa Ka Qirtay In Wasaaradda Madaxwayne. Muuse Biixi U Magacaabay Ay Tahay Meel Madhan OO Siiro Ah Oo Bajad Iyo Miisaaniyad Toona Lahayn

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasigii hankiisa u muquuriyay jeegaanta Axmed Muumin Seed ayaa afkiisa ka qirtay in wasaarada uu madaxwayne Muuse Biixi u magacaabay ay tahay meel madhan oo Siiro ah isla markaana bajad iyo miisaaniyad tona lahayn.

Halkan hoose ka daawo muqaalka