DAAWO: Beentii Qaraniga Oo Ummadda Somaliland Looga Sheegay Wareejinta Hawada Ay Somalia La Wareegtay. Wasiiradii Beentaas Shacbiga U Sheegi Jiray Waa Kuwee..??

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dhawaan ayay hawadii Somaliland la wareegtay Somalia, arrinta hawada la wareegideeda oo muddo soo jiitamaysay mar kasta shacabka Somaliland been ayaa looga sheegaayay. Wasiiradii beentaas sheegi jiray

Hoos ka DAAWO.