DAAWO: Maayarka Burco Oo Markii Uu Dhulkii Dhameeyay U Soo Dhigtay Cunista Mucaawinooyinka Masakiinta Iyo Mudaharaad Lagaga Horyimi

Burco (Salaanmedia.com)_ Maayarka Burco Maxamed Muraad ayaa gabi ahaanba wuxuu ka soo jeestay oo dhammeeyay dhulkii danta guud ahaa ee Burco lahayd. Hadana wuxuu u soo dhigtay gargaarkii masaakiinta. Mudaharaad umuurtaas lagaga soo horjeedo ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco .

Hoos ka DAAWO .

https://youtube.com/watch?v=0gq05BN-rtE