DAAWO: “Waa Markii U Horraysay Ee Afrika Wasiirro Aan Dugsi-ba Galin La Magacaabo……” Cali Xaraare

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Barmaamijka caanka ah ee kaftanka siyaasadda ayaa lagu lafo guray golaha wasiirrada madaxweyne Muuse Biixi, halka wasiir ee la siiyay beesha Warsangali, xadhiga Nimcaan Hillaac iyo arrimo kale,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=zZh1tsmrTXk