DAAWO: Xukuumadda Muuse Biixi Oo Raacday Dariiqi Dawladii Siilaanyo Ee Tv-ga Isaga Jawaabi Jirtay.

Burco (Salaanmedia.com)_ Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi oo wali aan afartan bixin ayaa raacday dariiqi Xukuumadii Siilaanyo ee ka horaysay oo caan ku ahayd Telefeeshinka oo ay isaga jawaaban masuuliyiintu. Badhaasabka Togdheer iyo isuduwaha Caafimaadka oo midba ka kale eedaynaayo

Hoos ka DAAWO.