Dabaal Dega Sannadka Cusub Ee 2018-ka Oo Ka Bilaabmay Waddamada Caalamka+SAWIRRO

Syedn (Salaanmedia.com)_ Malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa soo dhoweynaya bilowga sanadka cusub iyadoo dalka Australia iyo New Zealand laga dabaaldegey sanadka cusub ee 2018. Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa ah magaaladii ugu horeysay ee loogaga dabaaldego sanadka cusub 2018 sidoo kale magaalada Sydney ayaa ugu yaraan hal malyan oo ruux waxaa ay isugu soo urureen dekeda magaaladaas iyagoo daawanaya bandhigyo kala gedisan waxaana laga arkayaa muuqaalo kala gedisan oo cirka loo tuuray.

D070567D-2AA8-4971-9F0F-416B4B7E91B7-150x150

4FD01F85-86F7-429D-8797-B8787DC935E1

B5E5288B-EAFB-4850-BC54-7118C5F8D3E6

10B84BF7-A36C-4483-B064-B26AAFF4A4E4

D33B8E91-D4BA-4786-933E-DE4D956C78E2

D070567D-2AA8-4971-9F0F-416B4B7E91B7

Magaalada London ayaa ugu yaraan 250,000 oo ruux waxa ay isugu soo urureen wadooyinka magaaladaas iyadoo ammaankana aad loo adkeeyay.
Sidoo kale ammaanka magaalada New York ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ciidamo badan la geeyay bartamaha magaalada halkaa oo lagu wado inay isugu yimaadaan dad gaaraya 2 malyan oo ruux.