Deg Deg] :- Akhriso Codadka ay kala heleen 15 Xubnood ee Noqon Doona Hogaanka Ururka SOLJA

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa ay maanta
magaalada Hargeysa ku qabsadeen shirweynahoodii 6-aad kaas oo ay ku dooran doonan hogaanka saddexda Sanno ee soo socda ururkaasi hagi doona

Xubaha guddida Fulinta cusub ee SOLJA.

Brok news

1. Mohamed Farah Coomaade 97 cod.
2. Barkhad M. Kaariye 96 cod.
3. Maxamuud C jaamac Xuuto 95 cod.
4. Saynab Maxamed Cabdi 95 cod.
5. Xayaad Maxamed C.laahi 95 cod.
6 . Sakriye Axmed Muxumed 90 cod.
7. Cabdi Xasan 88 cod.
8. Mukhtaar Cabdiraxman 88 cod.
9. Yaxye Sheekh Ismacil 87 cod
10.Cabdilaahi X Darwiish 84 cod.
11. Faysal Adan Fifa 83 cod.
12.Maxamed Kuraase 82 cod.
13. Saleban Xaashi 81 cod.
14. Abdifatah MursalMursal 81 cod.
15 . Mawlid Shaqle Maxamed 77 cod.