[Deg Deg] :- Akhriso Hogaanka Cusub Ee Loo Doortey Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boodhka ururka suxufiyiinta Somaliland oo maanta la doortey
ka dib markii uu xilku ka dhamaadey Boodhkii hore ayaa waxaa ay goor dhaweyd iska sii dhex doorteen hogaanka cusub ee ururkasi hagi doona saddexda sanno ee soo socda waxaana doortey
Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa markale noqday guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somalilandee Golja
Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa loo doortey Yaxye Sheekh Ismaaciil.

IMG_C0F77C-375860-1212BA-D328C5-50290D-7EBBD6

Sidoo kale,Sakariye Axmed Muxumed ayaa loo doortay xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.