DEGDEG DAGAAL KA QARXAY TUULADA CAGAARE EE HOOS YIMAADA DEEGAANKA KALA BAYDH OO DHIMASHO IYO DHAAWAC SABABAY IYO CIIDANKA QARANKA OO ISKU DAAWANAAYA BEELAHA DAGAALKU DHEX MARAAYO

tmp_23583-BREAKINGNEWS-1632465492

Burco (Salaanmedia.com) Dagaal ba an ayaa. Saaka 12 kii duhurnimo/ subaxnimo uu ku dhex maray. Beelaha walaalaha ah ee. Cumar maxamuud. Iyo Baharar same Tuulooyinka Cagaare. Ee hoos yimaada. Deegaanka kala baydh Isla markaana dagaalkan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhawac 12 qof oo Labada dhinacba ah iyo dhaawac aad u tiro badan Intaasi Ka dib Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa sida ay khadka telefanka nooga soo sheegayaan ilo waredyo lagu kal soon yahay in ay dagaalkaasi ka soo qayb galeen Gurmad Ciidamada Puntland Oo ku gaashaaman gaadiid Tikniko ah Halka beesha Bahaararsame ee Dhulbahante aanay Wali alaanka Wax Gurmad ah Ka Helin ciidanka Qaranka Somaliland Oo saqadha dagaalku U Baxaayo Una Jira Goobta

Dagaalku ka socdo 11 Km U jirta Si wanaagsa a u maqlaaya Sanqadha Rasaasta Iyo madaafiicda Laysku Ridaayo Dagaalkan Ayaa Wali alaanka aan Is taagin Oo goor dhawayd Gali kii Dambe Ay Soo rogaal celiyeen. Gurmad. Cusub. Oo ah. Ciidamada. Dawlad maamuleedka. Puntland. Isla markaasina. Aan wali. Dagaalkan danbe aan la ogayn. Dhimasho. Iyo dhaawaca khasaare. Ee dagaalkan Galinka danbe Ay soo cusboonaysiiyeen  Gurmadkaasi Ciidanka Puntland Oo u soo Gurmaday Beesha Cumar maxamuud Ee Majeerteen.

large-150x150

Guntii Iyo Gaba gabadiiii Ciida ka qara ka somaliland Ayaa Ku Ceebaysan Dadkeedaa Shacabka ah ee ay Ciidamada Puntlan. Ku daawanayaan Dagaalka Ba’an ee ay Ku soo qaadeen Shacabka beelaha dhul bahante Ee ba harar same Ee deegaankaasi Cagaare …