Jabuuti Oo Laga Hergaliyay Mashruuc Isgaarsiineed Oo Isku Xdhii Doona Dalal Dhowr Ah+[ Somaliland Oo Ka Mid Ah ]

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Magaalada Djibouti waxa maanta laga dhaqaajiyey
hir galinta mashruuca DARE oo laga soogaabiyay Djibouti Africa Regional Express oo ah khadadka is gaarsiinta ee is ku xidhaya Jabuuti, Berbera, Bosaaso, Muqdisho, Mombasa iyo Dares Salaam.

IMG_5C3863-F02A6E-290E69-ECB938-0CA506-5EBF81

Mashruucan waxa hawshiisa la bilaabey 2014 iyadoo dalka Soomaaliya u yahay ka sida weyn uga faa’ideysanaya xargahan is gaarsiinta ee (subcable marine) ee badda hoos mara.